Qiimaha dhulku waa mid raqiis ah oo aad awoodi karto.

Raasimaal · Qurbajoogta
Dalkaaga Maalgasho Adigoo Kalsooni Qaba
Xog sugan iyo fursado dhul maalgashi oo ay heli karaan Soomaalida ku nool dibadda.
Qurbajoogta
Fursadaha dhulalka maalgashi aad awoodo maanta
Soomaalida ku nool dalka dibadiisa inta badan way ku adkaataa inay helaan xog sugan oo ku saabsan fursadaha maalgashiga ee dalka gudihiisa. Raasimaal waxay ka shaqaysaa inay qurba-joogta u fududayso helitaanka xogta dhulka iyo fursadaha maalgashi ee ay sahamin karaan.
Maalgashiga dhulku wuxuu sidoo kale ka qayb qaataa kobaca iyo horumarinta dhaqaalaha dalka. Sida ku cad xogta Raasimaal daabacday, shirkaddu waxay caawisay tobannaan qof oo ku nool US, UK, Sweden, Norway, Finland, Italy, Germany, Denmark, Holland, South Africa iyo Kenya.
Sano oo Isbeddel ah
Mashaariic la Fuliyey
Macaamiil Faraxsan
Shaqaale
Raasimaal
Maxaa lagu doortaa dhulka maalgashiga Raasimaal?
Xogta mashruucu waxay sheegaysaa in dhulku leeyahay dukumiinti sax ah kana madax bannaan yahay muran iyo isqabqabsi.
Lacagta waxaa loo bixin karaa qaab yaryareen ah marka la iibsanayo hal boos ama ka badan.
Dhulka maalgashigu wuxuu leeyahay naqshad, jidad iyo calaamado lagu aqoonsan karo booska.
Khibradda Raasimaal ee boqolaal macaamiil hore waxay qofka ka caawinaysaa inuu shirkadda ku doorto kalsooni.
Qof wakiil ka ah maalgashiga ayaa kaa caawinaya xogta iyo faahfaahinta aad u baahan tahay si aad go’aan sax ah u gaarto.
Dhulalka Xulka ah
Fursadaha dhulka Soomaaliya
SoomaaliyaWaa la heli karaa
3 km u jira laamiga Afgooye, dhabarka Jaamacadda Lafole
Mashruuca Lafole 1
Cash ama yaryareen
SoomaaliyaWaa la heli karaa
SoomaaliyaWaa la heli karaa
5.5 km u jira laamiga Afgooye dhanka Lafole
Ayuuto Dhul Lafole
Cash ama yaryareen
